Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xaflad lagu soo bandhigayo waxa u qabsoomay sanad kaddib Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayaa haatan ka socota Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.