Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Lubnaan: Ra’iisulwasaare Sacad Al-Xariri oo is-casilay
    Somalia

    Lubnaan: Ra’iisulwasaare Sacad Al-Xariri oo is-casilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisulwasaarihii Dalka Lubnaan Sacad Al-xariiri, ayaa is-casilay, kaddib dibad-baxyo Todobaadyadii ugu dambeeyay ka socda Dalkaas.

    Dibad-baxyadan oo ay dhigayeen Dadka Reer Lubnaan ayaa ay uga cabanayeen Dhaqaalo xumo iyo Musuq-maasuq baahsan oo ay ku eedeeyeen Xukuumadda Al-Xariiri.

    Sidoo Kale, Shacabka oo soo buux dhaafiyay Waddooyinka Magaalooyinka waa weyn oo ay kamid tahay Beirut, ayaa ka biyo diiday is-bedel uu ku sameeyay Ra’iisulwasaare Sacad Al-Xariiri dhaqaalaha ay qaadanayeen Golihiisa Wasiirada iyo Canshuuro ay soo rogtay Dowladda oo Guud ahaanba uu laalay.

    Mr. Al-Xariri ayaa Is-casilaadiisa u sababeeyay inuu u turay Dalkiisa, waxaana uu ku baaqay Is-bedelka ay dalbanayaan Bulshada Reer Lubnaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.