Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in ay kasoo jeedaan PL Burcada Afduubatay Markabka Ganacsi?
    Somalia

    Ma dhabaa in ay kasoo jeedaan PL Burcada Afduubatay Markabka Ganacsi?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markabkan,waxaa Afduubtay Dhalinyaro reer Puntland ah,gaar ahaan Gobolka Mudug Degmada Jariiban ee Garacad hoos timaado.

    Ninka hogaaminayay Dhalinyaradan,waxaa la yiraahdaa Cabdi Maxamed Faandhe,waxayna walaalo yihiin talyaha Saldhiga Garacad Sugulle Faandhe.

    Markabka,ayaa haatan lagu haystaa Badweynta oo way ku dhici waayeen in ay lasoo aadaan Xeebaha.

    Arinka iswaydiinta mudan,wuxuu yahay..

    Meeye Ciidankii Badda ee ahayd Shaqadoodu ka hortagida iyo la dagaallanka Burcad Badeeda?

    Dhacdadan,waxay ceeb iyo foolxumayn ku tahay Dekeda Garacad iyo Maalgashiga Deegaankaas ka socda.

    Sidoo kale,waxay khatar ku tahay Amniga Maraakiibta Ganacsi ee usoo socda Dekeda iyo kuwa la qorshaynayo in ay ku hakadaan.

    Bulshada Garacad,waa in ay go’aan adag ka qaataan Burcadan Markabka qabsatay oo ay la shaqeeyaan Dowlada haday rajo ka qabaan in uu guulaysto Mashruuca Dekeda Garacad.

    Horay,waxay Burcad Badeed ugu haysteen Deegaanka Falahfalah Markab,iyadoo xogo qaarkood sheegayaan in Gudoomiyaha Gobolka Bari ku lug leeyahay.

    Dhacdooyinkan,waxay ku yihiin Puntland,waxaan la aqbali karin oo aan la qaadan karin.

    Markabkan,waxaa Afduubtay Dhalinyaro reer Puntland ah,gaar ahaan Gobolka Mudug Degmada Jariiban ee Garacad hoos timaado.

    Ninka hogaaminayay Dhalinyaradan,waxaa la yiraahdaa Cabdi Maxamed Faandhe,waxayna walaalo yihiin talyaha Saldhiga Garacad Sugulle Faandhe.

    JQ. pic.twitter.com/s9y3ah4cZH

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 13, 2024

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.