Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in IGAD ka hirgelinayso Blue Economy Center Somaliya?
    Somalia

    Ma dhabaa in IGAD ka hirgelinayso Blue Economy Center Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninkan oo ah Xoghayaha Guud ee IGAD,sababta uu Xamar uyimid,waa Hal qorshe oo ah…..

    In uu ka helo Somalida Cod maadaama Doorasho jirto.

    Waxa uu ku gabanayo oo isku qarinayo,waa….

    In uu dhexdhexaadinayo Abiy iyo Xasan.

    Markuu yimid Xamar,kadib,waa badalay qorshihiisii markuu arkay in uusan gadmayn,waxa uuna ubadashay mid kale oo ah…

    Blue Economy Center,ayaan ka hirgelinaynaa Somaliya maadaama ay leedahay mid ka mid ah Xeebaha ugu dheer Afrika.

    Qorshihiisa,waxaa la galbinayay Waare oo laftigiisu rabay in BC uu ka gado,waxaan wadnaa dhexdhexaadin Itoobiya iyo Somaliya.

    Ninkan,waa Wasiirkii Arimaha Dibada Itoobiya ee hore,wuxuuna kasoo jeeda Qowmiyada Oromada.

    Hadalkiisa ah”Madaxbanaanida Qaran iyo Midnimada Dhuleed ee Somaliya,waa lama taabtaan,waa mid Munaafaqnimo oo uu Somalida ku khaldayo.

    Waxaa xusid mudan in uu Suuqa soo gashtay si Somalidu u aaminto (Abiy isma salaano).

    Diblomaasiyada Somalida ee Fiqi hormuudka uyahay lama jaanqaadi karto isdiidooyinkan ubaahan khibrada iyo aragtida fog.

     

    Halkan ka daawo hadalka Xoghaya Guud

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/TyQQGr9g7R_Rl2Dh.mp4

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.