Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in la cayriyay Wakiilka Xoghayaha guud Ee Somaliya?
    Somalia

    Ma dhabaa in la cayriyay Wakiilka Xoghayaha guud Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 22, 2024Updated:April 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lama badalin,isla markaana lama cayrin Wakiilka Xoghayaha Guud ee Somaliya.

    Heshiiska ay ku joogto Somaliya,wuxuu ku ekaa Sanadkii hore December,waxaana loo cusboonaysiin waayay shuruudo ay iyadu dalbatay awgood.

    Sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan,April Sanadkan ayay heshay heshiis cusub lamase xaqiijin karo in ay saxiixday.

    Shuruudaha ay ku darsatay Shaqadeeda,waxaa ka mid ah in ay sii joogi karto Somaliya ilaa December Sanadkan 2024.

    Waxa kaliya ee jira,waa heshiiska udhaxeeya iyada Qaramada Midoobey ee Shaqadeeda ku saabsan.

    Shaqaalaha Somalida ee la shaqeeya,ayaa qaarkood oo ku xiran kooxda Nabad iyo Nolol,waxay bixiyeen xogo khaldan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.