Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma dhabaa in Shirka Madasha Qaran lagu qabanayo Kismaayo?
    Somalia

    Ma dhabaa in Shirka Madasha Qaran lagu qabanayo Kismaayo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sabtida oo ay Bishu ku beegan tahay 10-Aug,qorshaysnaa in Shirka Bartamaha iyo Koonfurta & Dowlada Xamar uu ka furmo Isla Xamar.

    Balse Axmed Madoobe,ayaa diiday in uu kasoo qaybgalo Laba sababood awgood,kuwaasoo kala ah….

    1.Isku dhac weyn oo ka dhex jira isaga iyo Xamse oo ay ugu danbaysay khudbadii Xamse Maalin ka hor jeediyay oo Axmed aad udhibsaday hadaladii sida uu uhadlay.

    2.Axmed oo diidan qorshaha Xasan wato ee Doorasho rabana in uu wakhtiga lumiyo inta laga gaarayo Bishan dhamaadkeeda ama tan danbe horaanteeda oo uu qabsanayo Doorashadiisa.

    Xasan oo fahansan khiyaamada Axmed,ayaa go’aansaday in uu tago Kismaayo kana soo raaligeliyo Axmed wixii uu dhibsaday si gaar ahna ugu maamuso in uu qayb macno leh ka helayo Lacagta $125 Milyan ee Kabista Miisaaniyada ee laga helay Dibada.

    Balse Axmed,waa ka cudurdaartay imaanshaha Xasan ee Kismaayo Maalinka Arbacada ah.

    Haatan,waxay wadaan kooxda Villa Xamar qorshe Labaad oo Axmed khiyaamadiisa lagu fashilinayo,taasoo ah in Shirka gebigiisaba loo wareejiyo Kismaayo.

    Saan xogta ku helay Axmed qorshaha Labaadna,waa ka caga jiiday,wuxuuna fahansan yahay hadii Kismaayo loogu yimaado in culays kale sii fuulayo oo tanaasul laga rabo maadaama Marti loo yahay.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.