Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma kula tartami karaa Shiinuhu R.Galbeedka Somaliya?
    Somalia

    Ma kula tartami karaa Shiinuhu R.Galbeedka Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 6, 2024Updated:September 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    $28-Milyan ayay Shiinuhu ugu talagaleen Somaliya in ay ku taageeraan.

    Halka Reer Galbeedku ay bixinayaan kharashka hawlgalka cusub ee 2025 Ciidamada ka qaybagalaya ee gaaraya 12-ka kun ee Askari wax kalaba marka layska daayo.

    Sidoo kale Maraykanka oo kaliya,ayaa Sanadkii geliya Somaliya Dhaqaale gaaraya ku dahwaad Nus Bilyan Dolar.

    Deeqaha Gargaar iyo Amni ee Maraykanku Somaliya Sanad walba ku bixiyo,waa…..

    1.$150-Million US AID
    2.$135-Million Security Support.

    Wadarta Guud Sanadkii,waa $300-Million.

    Halka Shiinuhu $28-Milyan shaaciyay in uu ugu talagalay Somaliya 3-da Sano ee soo socota.

    Majirto Galbeed Cid uga muhiimsan Somaliya marka waaqiciga jira laga tusaale qaato.

    Somaliya,waa mid ka mid goobaha muhiimka ah ee Quwaduhu ku tartamayaan ee Afrika.

    Tani,waxay muujinaysaa in Indho yartu aysan lahayn aragti ka baxsan Lacag samayn.

    Reer Galbeed kuma qabsan karaan Caalamka balse way kula loolami karaan Ganacsiga.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.