Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma uqalmaa in uu masiirka PL ka taliyo Xasan Shire?
    Somalia

    Ma uqalmaa in uu masiirka PL ka taliyo Xasan Shire?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaqiiqdii ilhaamo ayay ku tahay in Xasan Shire oo kale ka hadlayo mustaqbalkooda reer Puntland.

    Sababtoo ah ma gaarsiisna dhan walba in rajo ka qabato mar in uu xukumo Ummad reer PL oo kale ah.

    PL Dadkeedu waa hormuud Aqoon,Ilbaxnimo iyo Aragti 70% ceeb ayayna ku tahay Xasan oo Sadexdaasba ku hooseeya in uu masiirkooda ka taliyo.

    Madaxweyne Deni,waxuu ku khaldamay in uu Wasaarada muhiimka ah ee Maaliyada udhiibo Xasan oo kale,taasoo kaliftay in uu ku hamiyo Kursiga Villa Garowe.

    Puntland xili muhiim u ah taariikhdeeda ayay ka gudbaysaa oo aan wax hor istaagi karaa jirin.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.