Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maalinka Caleema saarka Madaxweynaha Puntland Ee la doortay oo la shaaciyay
    Somalia

    Maalinka Caleema saarka Madaxweynaha Puntland Ee la doortay oo la shaaciyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo ka hadlayay Madal uu martiqaad ugu sameeyay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,ayaa sheegay in 23-ka Bishan ay dhacayso Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha.

    Markii hore,waxaa qorshaysnayd in ay dhacdo 21-ka Bishan,balse waxaa loo badalay 23-ka Bisha.

    5-tii Sano mar waliba Bishan bartankeeda in xilka lakala wareejisto waa nidaam PL ka hirgalay.

    16-17-ka Bishan Janaayo 5-tii Sanaba mar,waxaa 20-kii Sano ee udanbeeyay PL Madaxweynayaashu ku wareejiyeen xilalkii ay hayeen kuwo kale oo la doortay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ka hor Caleema saarka,waa talo sax oo lagu bogaadin karo Madaxweyne Deni in uu la fariisto Qof kasta oo waxtirsanaya oo uu furo Albaabada.

    PL oo isku duuban,waa in ay kawada qaybgashaa Caleema saarka soona wada dhawaysaa Somalida.

    Puntland,waa noo muhiim.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/Sa7FZe95mP

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 11, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.