Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maalinkii Todobaad oo uu socdo halganka xoraynta Laascaanood
    Somalia

    Maalinkii Todobaad oo uu socdo halganka xoraynta Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 12, 2023Updated:February 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka u dhexeeya Ciidamada Deegaanka iyo Milleteriga Somaliland ee ka socda Magaalada Laascaanood,ayaa galay maalintiisii Toddobaad.

    Sida caadada unoqotay Todobaadkii udanbeeyay Dadka Magaalada,ayaa ku waabariistay dhawaaqa Hubka kala duwan ee la’isku adeegsanayo.

    Dagaalka,ayaa weli ka socda bannaanka Magaalada,iyadoo la soo sheegayo khasaare ka dhashay.

    Weli si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay dagaalka,balse waxaa jira Madaafiic ay Guryaha Shacabka iyo goobaha Caafimaadka kusoo tuurayaan Ciidamada Maamulka Somaliland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.