Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Gobolada dhexe ee ay taageeraan Culumada Ahlu-suna oo lagu casumay ka qaybgalka caleema saarka madaxweynaha Fadaraalka
    Somalia

    Maamulka Gobolada dhexe ee ay taageeraan Culumada Ahlu-suna oo lagu casumay ka qaybgalka caleema saarka madaxweynaha Fadaraalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Guriceel waxaa goor dhow Kasoo amba bixi doono Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee ay taageeraan Culumada Β Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir isagoo ku soo fool leh Magaalada muqdisho.

    Guriceel ayaa waxa hada ka socda soo sagootinta waftiga balaaran ee uu hogaaminayo Madaxweyne Shaakir.

    Madaxweynaha ayaa Ka qeyb gali doona Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Jmahuuriyada Federaalka Soomlaiya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo berito oo Arbaco ah ka dhici doonta magaalada Muqdisho.

    Waa markii ugu horaysay maamulka Gobolada dhexe ee ay taageeraan Culumada Ahlusuna uu helo aqoonsi heerkaa gaarsiisan,si toos ahna uga qaybgalo xafladaha iyo shirarka Somalida ee ay kuwada kulmaan guud ahaan Maamulada Dalka ka jira.

    Arintan ayaa dhabar jab ku ah maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado,kaasoo sheegta in uu guud ahaan isagu ka arimiyo Gobolada Mudug iyo Galgauduud.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    January 8, 2026

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    January 8, 2026

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    January 8, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Withdrawing the United States from International Organizations, Conventions, and Treaties that Are Contrary to the Interests of the United States

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    Xildhibaanada Fadaraalka iyo kuwa PL iyo Mw Deni oo kawada xaajooday xaalka Dalka

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.