Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka JL oo iibiyay Gaadiidkii ay ugu deeqday Dowlada Imaaraadka
    Somalia

    Maamulka JL oo iibiyay Gaadiidkii ay ugu deeqday Dowlada Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaadiidkan oo gaaraya 55-Gaari,ayaa 35 ka mid ah,waxaa laga sii iibiyay Ganacsato,sida ay xaqiijinayaan Dad xog ogaal ah.

    Calaa Gaari 25-kun oo dolar,ayaa lagu siiyay Laba Nin oo ka mid ah Ganacsatada Kismaayo ee maamulka ku xiran,sida Iluhu sheegayaan.

    Ujeedka Gawaarida looga iibshay Ganacsatadan,ayaa ah in maamulku helo Lacag cadaan ah oo uu wax ku furdaansho.

    Sida la qiyaaso ku dhawaad Hal Milyan oo dolar,ayuu Maamulku kasii hormarsaday Ganacsatada.

    20-ka kasoo haray Gaadiidkan,waxaa si toos ah Gacanta ugu haysta Axmed Madoobe mana jiri doonto hab maamul iyo mid Deegaan oo loo qaybsanayo Gaadiidkaas lagu soo helay magaca Jubaland-ta lawada leeyahay.

    Dowlada Imaaraadka,ayaa guud ahaan Maamulada Dalka soo gaarsiisay Gaadiid laba waji leh oo iskugu jira mid Caasimadaha horumarintooda looga shaqaynayo iyo mid la dagaallanka argagixisada ah.

    JL-ta Kismaayo ku oodan,waxaa si weyn uga taagan dhaqaalo xumo,sababay in Ciidamada loo waayo Iidaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.