Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Muuse Biixi oo ku dhaleeceeyay Beesha caalamka diidmada xasuuqa Shacabka Laascaanood
    Somalia

    Maamulka Muuse Biixi oo ku dhaleeceeyay Beesha caalamka diidmada xasuuqa Shacabka Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2023Updated:February 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka cunsuriga ah ee Muuse Biixi,waxuu markale ku celiyay in ay argsgixiso ka hawlgasho Laascaanood.

    Beesha caalamka,ayuu Maamulka Muuse Biixi ku dhaleeceeyay go’aamada ay ka qaadatay colaada Laascaanood.

    Argagixiso in aysan joogin Laascaanood,waxaa xaqiijiyay Garaadada Gobolka Sool.

    Ururka argagixisada ah ee Alshabaab,ayaa dhankiisa ka sheegay in uusan shaqo ku lahayn dagaalka Laascaanood.

    Dagaalku in uu yahay mid xasuuq Shacab ah,waxaa cadaysay Beesha caalamka oo Maraykanku ugu horeeyo.

    PSF way ka daba tagtay eedaynta Somaliland ee ah in ay dagaalka qayb ka yihiin,waana ku qanciyeen caalamka in aysan dagaalka ku jirin.

    Argagixisada Geeska ka hawlgasha baritaarka ugu weyn waxay ka heshaa Maamulka Somaliland.

    Sida muuqata waa looga adkaaday dagaslka Diblomaasiyadeed Maamulka Muuse Biixi,doodiisa argagixisadana waa madhalays aan gadmayn.

    Halkan ka akhriso:-

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.