Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyn Axmed Madoobe oo kulan la qaatay waxgaradka Dhoobley
    Somalia

    Madaxweyn Axmed Madoobe oo kulan la qaatay waxgaradka Dhoobley

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2020Updated:February 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

    Kulankan oo ka dhacay beerta Nabada ee Magaalada dhoobley ayaa waxaa Madaxweynahu uu Odayaasha dhaqanka ka dhagaystay aragtiyadooda la xiriirta sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta Bulshada iyo Dowlada iyadoo Odayaashu ay Madaxweynaha ku bogaadiyeen dadaalka Dowlada ee Howlgalada dib u xoraynta ah ee Gobolka ka socda.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in dhismahii Jubbaland iyo bilowgii dagaalkii Al-Shabaab lagaga saaray qaybo badan oo Jubbaland kamid ah ay udub dhexaad u ahayeen Odayaasha dhaqanka isla markana ay wax badan oo wanaagsan usoo qabteen deegaanka.

    Waxaa Madaxweynahu u sheegay in mar walba loo baahan yahay doorkooda nabadaynta iyo isku haynta Bulshada ah taas oo dadka Soomaaliyeed ay caan ku yihiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.