Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madasha Mucaaradka Xamar oo laga yaabo in ay ku biirto wadahadalada Kenya
    Puntland

    Madasha Mucaaradka Xamar oo laga yaabo in ay ku biirto wadahadalada Kenya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni iyo Axmed,waxay muujiyeen midnimo xoog badan oo Hal Qof ay isku noqdeenwaxaana muuqata in Axmed Madoobe ka fogaanayo in la tuhmo habayaraatee.

    Kulamadoodii,waxay ugu soo dhamaadeen guul,waxaana dhici karta in ay kusoo biiraan Maanta Xubnaha Madasha Mucaaradka Xamar.

    Mw Axmed ilaa berri in uu kasoo tago Kenya,ayay ii sheegeen Saraakiisha Madaxtooyada JL.

    Halka Mw Deni ilaa Jimcaha sii joogayo oo kulamo la qaadanayo BC,waxaana Maanta ku biiraya weftigiisa Wasiir Qoorsheel iyo Cabdullaahi Bile oo Bosaso kasoo tagaya,iyadoo horay ay ula joogeen Wasiirada Maaliyada,qorshaynta,Tamarta iyo Shaqada iyo Agaasimaha madaxtooyada PL.

    Tagidii Xasan ee Kismaayo oo markii horaba ahayd,waxaan lagu heshiin oo kaliya dhanka Xasan ka socotay,haatanse kulamadii Nayrobi layskula qaatay,ayaan weli la go’aamin Maalinka ay dhacayso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.