Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saartay tacadiyada Ciidanka Itoobiya ee Gedo+Akhriso
    Somalia

    Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saartay tacadiyada Ciidanka Itoobiya ee Gedo+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-saxaafadeed ay soo saareen Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa ay kaga hadleen dhibaato ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ay ka wadaan Saddex degmo oo katirsan gobolka Gedo,kuwaas oo kala ah,Doolow,Luuq iyo Beled Xaawo.

    Qoraalka ayaa Madasha Xisbiyada waxaa ay ku sheegeen in Ciidamada Itoobiya ay wadaan afduub, cagajugleyn iyo xarig Madaxdii maamulada degmooyinka kala ah  Beled-xaawo, Luuq iyo Doolow.

    Waxaa ay sidoo kale War-saxaafadeedkooda ku sheegeen in Madaxweyne Farmaajo ay kala hadleen arrimaha la xiriira Jubbaland ee Gobolka Gedo kulankii ay la qaateen dhawaan,hayeeshee tani ay qeyb ka tahay in uu ka baxay qodobo kamid ah heshiiskii ay la galeen Madaxweynaha.

    Ugu dambeyn waxaa ay ugu baaqeen dowladda Itoobiya inay faraha kala baxdo Arrimaha Soomaaliya iyo muranka siyaasadeed oo u dhaxeeyay Soomaalid,isla markaana  ixtiraamto deris wanaagga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.