Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madasha Xisbiyada Siyaasadda oo Muqdisho looga dhawaaqayo
    Somalia

    Madasha Xisbiyada Siyaasadda oo Muqdisho looga dhawaaqayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo Madasha ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda ee dalka oo ay kamid yihiin Xisbiyada UPD iyo Himilo Qaran oo ay Hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Soomaaliya.

    Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ayaa sheegay in Isbaheysigaas ay ku mideysan yihiin Xisbiyo ay hoggaaminayaan Maadxweynayashii hore ee Somalia ee sheikh Shariif Sheekh Axmed & Xasan Sheekh Maxamuud iyo laba kamid ah madaxweynayaashii hore ee dawlad goboleedyada.

    Madasha Xisbiyada oo la filayo in saacadaha soo socda lagu dhawaaqo ayaa waxaa hoggaamin doono Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadoona loogu tanaasulay inuu hoggaamiyo, sida ay sheegayaan Xubno muhiim ah.

    Kulamo wada-tashi ah ayaa maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay yeelanayeen Xisbiyada Siyaasadda , waxaana madashan iska diiday Hoggaaminayaha Xisbiga Wadjir C/rixmaan C/shakuur Warsame, maadama laga biyo diiday Talo uu soo jeediyay oo aheyd in Madasha Xisbiyada Siyaasadda loo sameeyo xiriiriyo lagana daayo Hoggaamiye.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.