Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxda Dakhliga Ee Wasaarada Maaliyada Puntland oo gaaray Garacad
    Somalia

    Madaxda Dakhliga Ee Wasaarada Maaliyada Puntland oo gaaray Garacad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 24, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GARACAD- Wasiir ku-xigeen Dakhliga ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe oo u waheliyo Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga Abdiqaadir Xaashi,ayaa saaka koormeer shaqo waxaa ay ku tageen Kastamka Dekada Garacad.

    Koormeerka shaqo waxaa ku waheliyay Xisaabiayaha Wasaradda ee Gobolka Mudug iyo sarakiil ka tirsan Wasaaradda.

     

    Xisaabiyaha Gobolka iyo Mas’uuliyiinta ka shaqeya kastamka Dekada,ayaa waftiga Wasiir ka ugu warbixiyay Cashuurista badeecadaha ay keenaan Doonyaha iyo Maraakiibtu.

    Dhic kale Madaxda,ayaa kulan la qatay Maamulka Shirkada wadaagsin oo ah shirkada gacanta ku haysa dhismaha waxaana kulanka ka qayb galay la Gudoomiyaha deegaanka Garacad.

    Ujeedka kulankan,ayaa ah in Madaxdu ay wax ka ogaadaan habsi socdka Shaqada dhismaha Dakada iyo dar-dar galinta , balaarinta shaqada, waxayna koormeer indho indheyn ah ku samayay qaabka ay shaqadu u socoto.

    Qorshaha safarka Madaxda dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda,ayaa ah wax ka ogaansha habsami socodka shaqada iyo kor u qaadista Dakhliga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.