Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tagay halka ay ka burbureen wadaada Boosaaso iyo Garowe isu xiriirisa, gaar ahaan Sin-ujiif, isagoo u kuur galay halka ay marayso dayactirka iyo dhismaha wadaadan.
Axmed Karaash ayaa gudiga gurmadka ka dalbaday in dhakhso loo hirgaliyo hagaajinta wadadan, maadaama la filayo inay da’aan roobab kale.