Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxwayne Waare oo walaac ka muujiyay xaaladda Galmudug
    Somalia

    Madaxwayne Waare oo walaac ka muujiyay xaaladda Galmudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay Maamulkiisa inuu ka walaacsan yahay xaaladdaha ka taagan deeganada Maamulka Galmudug.

    Waare wuxuu sheegay dadka reer Hirshabelle, gaar ahaan Reer Hiiraan inay ku tiirsan yihiin wadada dheer ee soo dhexmarta Maamulka Galmudug, islamarkaana haddii caqabado ay ka yimaadaan halis ay ku noqonayso Hirshabelle.

    Waxa uu tilmaamay Siyaasadda Galmudug & arrimaha Doorashada inaysan wax shaqo ah ku laheyn, balse xaaladdaha taagan iyo saan saanta muuqata ay tahay mid Reer Hirshabelle, gaar ahaan reer Hiiraan culeys badan ku keenayso.

    “Dadka ku nool Hirshabelle ama Hiiraan ku nool waxa ay wal wal ka qabaan aan la qiyaasi Karin, xaaladda murugan oo cakiran oo isku qasan oo ka taagan Galmudug, Koonfur inaga oo la tacaaleyna in Waqooyi naga xirmato ma yeelayno, wax Alle wixii ka qayb qaadanaayo in meeshaas tafaraaruq ka yimaado in lagu dagaalamo, inuu Shabaab soo galo in dad walaalo ah is dilaan oo Siyaasadeysan, anaga Doorasho wax nagama galin, Maamul & Axsaab wax nagama galin, jidkaasi waa dhuunteena.” Ayuu yiri Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    June 22, 2025

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    June 22, 2025

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    June 22, 2025
    Latest Posts

    Axmed Madoobe iyo weftigiisii oo gaaray Garowe ugu danbayn

    Faallo:-Miyaa la burburiyay Hubkii Niyukleerka Iran?

    Shir muhiim u ah Puntland oo Maanta ka furmay Garowe

    Ciidamada PL oo ku dhow in ay soo gabagabeeyaan hawlgalkii Cal-miskaad

    Maraykanka oo dukheeyay Xarumaha Niyukleerka Iran

    Jubaland:-Mw Axmed Madoobe oo kusii jeeda Garowe

    Trump oo ka hor yimid hadalkii Agaasimihiisa sirdoonka

    Weerarada Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii 9- Aad galay

    Faallo:-Maxay tahay ujeedada Netanyahu Ee dagaalka Iran?

    Goley oo buuxiyay booskii Seneter Gaagaab ka Geeriyooday

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.