Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha DDSI oo taageeray heshiiska isfahan Ee Itoobiya iyo SL
    Somalia

    Madaxweynaha DDSI oo taageeray heshiiska isfahan Ee Itoobiya iyo SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mustafa Cagjar oo ah Madaxweynaha Somalida DDSI,ayaa si weyn utaageeray heshiiska isfahan ee Itoobiya iyo SL.

    Su’aalaha lays waydiinayo,ayaa waxay yihiin…

    1.Hadii SL oo ah Dad Somaliyed oo waliba iyagu Dhulka Itoobiya dagayso gaar uleh ay gashay heshiiska yaa laga difaacayaa?

    2.Hadii Mustafe Cagjar oo Somaliya uu taageeray heshiiskan una arko mid faa’ido uleh Itoobiya oo ay ku jiraan Somalida Jigjiga,yaa laga difaacayaa?

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Mustafa Cagjar oo ah Madaxweynaha Somalida DDSI,ayaa si weyn utaageeray heshiiska isfahan ee Itoobiya iyo SL.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/2mCuNnVfhb

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) January 12, 2024

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.