Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Jubaland oo ay ubadan tahay in uu ka baaqdo Caleema saarka Deni
    Somalia

    Madaxweynaha Jubaland oo ay ubadan tahay in uu ka baaqdo Caleema saarka Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weftiga Baarlamaaniga ah ee Jubaland ka yimid ma’ahan mid matalaya Maamulka ee waa Xubno si iskood ah uga soo qaybgalay Caleema saarka.

    Madaxweynaha JL masoo wakiilan iskumana ogayn aadista Garowe,sida ay ii xaqiijiyeen Ilo xog ogaal ah.

    Axmed Madoobe,wuxuu joogaa Kenya,waxaana gaaray Email casuumad ah,balse sida Madaxda kale ma jiro Xiriir toos ah oo dhexmaray Madaxweyne Deni.

    Caleema saarka haduu ka baaqdo Axmed waa tilmaan cad oo muujinaysa in ay si rasmi ah ukala tageen Axmed Madoobe iyo Puntland.

    Isimo iyo Siyaasiyiin,ayaa Deni kula taliyay in uu toos ucasumo Axmed Madoobe,waase ku gacan sayray siday xoguhu sheegayaan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.