Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay xaalada Degmada Qardho
    Somalia

    Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay xaalada Degmada Qardho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 28, 2020Updated:April 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku baaqay in si guud loogu gurmado Magaalada Qardho oo ay ku dhufteen daadad saameeyay Nolosha dadka.

    Madaxweynaha oo Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani ayaa sheegay in Shacabka iyo Xukuumada Jubbaland ay garab taagan yihiin qoysaska eheladooda ku waayay iyo kuwa ku gurya beelay musiibadan oo tiiraanyada ay la qabaan.

    Madaxweynahu wuxuu Tacsi u diray ehelada dadkooda ku waayay musiibadan isagoo Caafimaad u rajeeyay dadka saamaynta dhibaatada Wali la tacaalaya.

    Waxaa kale oo Madaxweynahu uu hoosta ka xariiqay in ay xili roobaadkan jiri karaan fataahado iyo daadad ku dhufta Dhulka ku teedsan Wabiyada iyo dooxooyinka dalkeena kuwaas oo ay tahay in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan sidoo kalana mar walba diyaar loo ahaado sidii loogu gurman lahaa hadii ay dhacdo mashaqadan oo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.