Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Kenya oo kala diray Golihii Wasiirada iyo Xeer ilaaliyihii
    Somalia

    Madaxweynaha Kenya oo kala diray Golihii Wasiirada iyo Xeer ilaaliyihii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 11, 2024Updated:July 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Kenya Dr William Samoei Ruto,ayaa kala diray guud ahaan Golihiisii Wasiirada marka laga reebo Madaxa Golaha Wasiirada ahna Wasiirka Arimaha Dibadda.

    Waxaa isna la eryay xeer ilaaliyihii guud ee Kenya horayna usoo noqday Afhayeenka Baarlamaanka Kenya.

    Somalida Kenya ayay ubadan tahay in isbadalkan uu saameeyo oo ay ku lumiyaan Boosas door ah oo ay haysteen,sida

    1.Wasiirka Gaashaandhiga.

    2.Madaxa Sirdoonka.

    3.Hogaanka Danbi baarista.

    Talaabadan,ayaa ka dambeysay kadib markii Kenya ay hareeyeen dibadbaxyo aan kala joogsi lahayn oo Dowladda looga soo horjeedo.

    Madaxweyne Ruto,ayaa la tacaalaya xaalada culus ee ay Kenya gashay,waxayna xogo hoose sheegayaan in ay jirto Gacan Sadexaad oo Shisheeye oo riixaysa Mudaaharaadyadan aan kala joogsiga lahayn.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.