Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Kenya oo su’aal laga waydiiyay Ciidamada Haiti uu udirayo
    Somalia

    Madaxweynaha Kenya oo su’aal laga waydiiyay Ciidamada Haiti uu udirayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Ruto,waxaa la waydiiyay,iyadoo baahi amni ka jirto Gobol ka mid ah Kenya oo baqdin daraadeed la aadi waayay Iskuulada Deegaankaas,sababta Kenya ugu dirayso Ciidan Amaan Haiti oo aad uga fog.

    Ruto si degan oo isku kalsoonaan ka muuqato kuna salaysan xog ogaalnimo,ayuu ufaahfaahiyay jawaabta su’aashaas,wuxuu tilmaamay in Gobolkaas laga hawlgalay loona diray Ciidamo Boolis iyo Mileteri ah oo gaaraya 5000 xaaladana Gacanta lagu dhigay.

    Dirista Booliska Kenya ee Haiti,ayuu Ruto ku sifeeyay masuuliyad ka saaran amniga caalamka iyo bini’aadantinimada,isagoo tusaale usoo qaatay Ciidamada ka jooga Somaliya iyo Congo.

    Dimuqraadiyada Kenya,waxay gaarsiisan tahay Aqalka Cad iyo Biden hortiisa in laysku waydiiyo dhaliilaha,baahiyaha iyo danaha gudaha Wadankooda ka jira.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Su'aal iyo jawaab muhiim u ah Kenyanka.

    Madaxweyne Ruto,waxaa la waydiiyay,iyadoo baahi amni ka jirto Gobol ka mid ah Kenya oo baqdin daraadeed la aadi waayay Iskuulada Deegaankaas,sababta Kenya ugu dirayso Ciidan Amaan Haiti oo aad uga fog.

    Ruto si degan oo isku kalsoonaan ka… pic.twitter.com/FtmighZr5R

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 24, 2024

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.