Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Maraykanka oo booqanaya Bariga Dhexe
    Somalia

    Madaxweynaha Maraykanka oo booqanaya Bariga Dhexe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden,ayaa Arbacada booqan doona Israa’iil, sida uu ku warramay Xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken, oo kulamo is-daba joogo ah la yeeshay ra’iisul wasaaraha Israa’iil.

    “Wuxuu halkan imaanayaa wakhti xasaasi u ah Israa’iil,Gobolka iyo Dunida,”Ayuu yiri Blinken.

    Magaalada Washington,Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Jonh Kirby,ayaa u sheegay weriyayaasha in Biden uu booqan doono Tel Aviv, uuna isla maalintaas tegi doono Amman, Jordan, halkaasi oo uu kula kulmi doono Boqor Cabdallah,Madaxweynaha Masar Cadifatah el-Sisii iyo Madaxweynaha Maamulka Falastiin Maxamuud Abbaas.

    Aqalka Cad,ayaa sheegay in Madaxweyne Biden uu xoojin doono in Xamaas aysan u taagneyn xuquuqda dadka Falastiin u leeyihiin sharaf iyo aayo ka tashigooda, uuna sidoo kale ka hadli doono baahida bani’aadannimo ee Qasa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.