Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Maraykanka oo si cad usheegay in aqoonsiga SL lagu guda jiro
    Somalia

    Madaxweynaha Maraykanka oo si cad usheegay in aqoonsiga SL lagu guda jiro

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku,wuxuu usoo rarayaa Ciidamadiisa Bada ee Jabuti fadhiya Saldhiga Berbera dhawaan.

    Hadalka Mw Maraykanku Trump mahan mid fudud ee waa mid saamayntiisa wata oo waxaaba guul weyn oo u ah SL Afka Mw Maraykanka in ay soo marto aqoobsi raadidkeeda.

    Maraykanku,wuxuu ka leeyahay SL Laba qorshe oo kala ah….

    1.Ciidamadiisa Bada ee Jabuti fadhiya in uu qayb ahaan udoo raro Saldhiga Berbera dhawaan.

    2. Hirgelinta aragtida ah in Falastiniyiinta loosoo raro DhulkaSL

    Halkaas,waxaa ku naf waayay iskudayadii Dowlada Xamar ay ku hor istaagaysay SL oo noqota Jamhuuriyad aqoonsi hesha.

    Dadaalkii Loobistayaashu,waa umira dhalay Somaliland durba.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.