Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA DHISMAHA WADADA DANGOROYO-EYL.
    Somalia

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA DHISMAHA WADADA DANGOROYO-EYL.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bosaso: 13 March 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 16 ee 11-da March 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Dhismaha Wadada Dangorayo – Eyl.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland

    Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

    Markuu arkay: Baahidda loo qabo dardar-gelinta dhismaha Wadada Dangoroyo – Ely ee Gobolka Nugaal.

    Markuu arkay: Aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo.

    Wuxuu xeeriyey:

    Waxaa Guddiga Dhismaha Wadada Dangorayo – Eyl loo magacaabay xubnaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin :-

    1. Aadan Maxamed Ciise Guddoomiye
    2. Cismaan Guureeye Kaarshe G.Kuxigeen
    3. Cawil Xasan Tooxyare Xubin
    4. Mukhtaar Cabdiraxmaan Xubin
    5. Faysal Khalliif Wacays Xubin
    6. Nabadoon. Haruun Timayare Xubin
    7. Nabadoon. Maxamuud Xaaji Yuusuf Xubin
    8. Nabadoon. Khaliif Aw Cali Xubin
    9. Nabadoon. Cali Gaafaa Xubin
    10. Nabadoon. Ciise Cadduur Xubin
    11. Sheikh. Maxamuud Xaaji Yuuuf Xubin
    12. Sheikh. Axmed Yuusuf Daad Xubin
    13. Jaamac Salaad Dhagadheere Xubin
    14. Warsame Garweyne Xubin
    15. Cabduqaadir Foodcadde Xubin
    16. Cabdi Cali Qarjab Xubin
    17. Cabdullaahi Ciise Aw Axmed Xubin
    18. Cabdikariin Muuse Maxamed Xubin
    19. Cawil Cali Xaad Xubin

    Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

    DHAMMAAD

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.