Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Qaamuus (Akhriso)
    Somalia

    Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Qaamuus (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020Updated:January 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa dhamaal tacsi ah u diray Boqortooyadda Cuman, isagoona ka tacsiyeeyay geerida ku timid Suldaan Qaamuus Ibnu Siciid Ibnu Tamuur oo geeriyooday Maalintii Jimcaha oo ay Taariikhdu ku beeganayd 10-Janaayo-2020.

    Madaxweyne Dr. Siciid C/laahi deni ayaa sheegay in suldaan Qaamuus Ibnu Siciid uu ahaa hogaamiye daacad u ah shacabkiisa, Shacabka Carabta iyo Guud ahaan Shucuubta Islaamka.

    “Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo guud ahaan Shacbka Reer Puntland waxay Tacsi u dirayaan dhamaan Shacabka Reer Cumaan si gaar ah waxay tacsi ugu dirayaan Qoyska Boqortooyada Dalka Cumaan ,iyadoo ay jiraan xiriir soo jireen ah oo ka dhexeeya Cumaan iyo Puntland ,oo ay Jiraan qaabiil isku isira oo kula nool labada Dhinac” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Dowladda Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.