Madaxweyne Deni,ayaa ka dagay Muqdisho,kadib casuumad uu ka helay Diblomaasiyiinta shisheeye ee Xalane fadhiya.
Maalinka Berri foog ah ee13-ka Bidhan ku beegan,ayuu kulanku Xalane ka furmayaa,wuxuuna soconayaa Hal Maalin,sida aan ka helnay Ilo muhiim ah.
Albaabada,ayaa uxirnaan doona kulanka,waxaana martigelintiisa,qabsoomidiisa iyo dhexdhexaadintiisa iska leh Beesha caalamka.
Waa Shirkii 10-ka Bisha ee Xasan lagu amray in uu fidiyo casuumadiisa oo lagala wareegay martigelintiisa iyo Ajandihiisa,kadib soo jeedin PL ka timid.
Waxaa ka qaybgalayaβ¦.
- Mw Deni.
- Mw Xasan.
- Mw Sh.Shariif.
- Safiirka Maraykanka iyo Safiirka UK.
