Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Rugcadaagii Tigreega Debreson oo dib loo doortay markale
    Somalia

    Rugcadaagii Tigreega Debreson oo dib loo doortay markale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 20, 2024Updated:August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    TPLF,ayaa mar kale u dooratay Debreson Gebremichael Gudoomiyaha Xisbiga haya talada Tigray.

    Waxay xubintii Guddiga falinta iyo Gollahii Dhexe ka saareen Getachew Reda oo hada ah Madaxwaynaha Tigray.

    Khilaaf adag oo soo kala dhex-galay TPLF,ayaan ilaa hada xal loo helin.

    Debreson ma’ahan Nin kaftamaya oo xataa Abiy waxba uma oga khibrad iyo hogaaminba.

    In Tigreegi dib udoortaan,waxay ka dhigan tahay in ay diyaar uyihiin wax iska dhicin kale.

    Awalba Reda,waxa uu ahaa Magac uyaal uu talada Tigreega gadaal ka hayo Debreson iyo Ragiisa.

    Reda Nin uusan isku dhererin karin,ayuu rabaa in uu la goos goosto.

    Abiy oo neceb Debreson,ayaa Reda adeegsanaya oo u arka Nin uga dabacsan Debreson.

    Xaqiiqdu,waxay tahay in Abiy uusan hayn awood uu ku muquuniyo markan Tigreega.

    Sida muuqata xoogaga badali doona Abiy,waxay isku urursan doonaan MaKelle.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.