Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Ukrain oo lagu casumay Shirka G-7
    Somalia

    Madaxweynaha Ukrain oo lagu casumay Shirka G-7

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy,ayaa ku biiri doona Shirka hogaamiyayaasha G-7 ee magaalada Hiroshima Wadanka Japan.

    Hogaamiyaha Japan Fumio Kishida ayaa sheegay in uu Zelenskyy ku casumay shir madaxeedka G7 intii uu ku guda jiray booqashadiisa Kyiv bishii March.

    Oleksiy Danilov, oo ah xoghayaha amniga Qaranka Ukraine iyo Golaha difaaca,ayaa telefishinka Qaranka ku xaqiijiyay in Zelenskyy uu ka qeybgali doono Shir madaxeedka G-7.

    Zelenskyy ka qaybgalkiisa Shirka G-7,waxuu uleeyahay macno weyn,maadaama uu ubaahan yahay garab joogta ah si uu iskaga caabiyo duullaanka Ruushka.

    Madaxda dalalka ugu horeeya caalamka dhaqaalaha iyo Dimuqraadiyada,ayaa soo saari doona cunaqabatayno cusub oo lagu soo rogayo Ruushka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.