Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Axmed Madoobe, Xidig & Seeraar oo heshiis ku saxiixday Nairobi
    Somalia

    Madaxweyne Axmed Madoobe, Xidig & Seeraar oo heshiis ku saxiixday Nairobi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegaya in heshiis buuxa ay magaaladaas ku gaareen Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo musharixiintii Is-bedel doonka ahaa ee kula irdhoobay Doorashadii dhacday bishii Augost ee 2019.

    Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Axmed Madoobe uu xubnaha kasoo hor-jeeday dib u doorashadiisa uu magaalada Nairobi kula saxiixday Heshiis ka kooban dhowr Qodob, kuwaas oo qalinka lagu duugay saacadihii tagay.

    Cabdinaasir Seeraar Maax, Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo sheekh Daahir, ayaa la sheegay  inay daqiiqadaha soo aadan ay la hadlaan warbaahinta, iyagoona ku dhawaaqi doono inay ka tanaasuleen mawqifkii ay kaga soo horjeedeen doorashada kismaayo ka dhacday dabayaaqadii bisha augost ee sanadkii 2019.

    Wixii Kasoo Kordha kala Soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.