Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Biden oo baajiyay Safarkiisii Urdun Ee kulanka Madaxda Carabta
    Somalia

    Madaxweyne Biden oo baajiyay Safarkiisii Urdun Ee kulanka Madaxda Carabta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Biden oo markii hore ay uqorshaysnayd in uu safar ku tago dalka Urdun si uu ula kulmo qaar ka mida hoggaamiyayaasha Carabta,ayaa haatan wararku sheegayaan in uu baajiyey safarkaasi.

    Aqalka Cad ee Maraykanka oo sii daayey warsaxaafadeed, lagu soo beegay xilligii uu Madaxweyne Biden ka dhoofay Maraykanka,ayaa lagu sheegay….

    “Kadib wada-tashi uu la yeeshay Boqorka Urdun King Cabdallaha Labaad, isla markaana iyada oo lagu jiro maalmo baroordiiq ah oo uu ku dhawaaqay Madaxweynaha maamulka Falastiiniyiinta Maxamuud Cabbaas, in Madaxweyne Biden uu dib u dhigay safarkiisii qorshaysnaa in uu ku tago Urdun, halkaas oo markii hore la filayey inuu kula kumo Madaxda Masar iyo Urdun.”

    Aqalka Cad,ayaa intaas ku daray in…

    “Madaxweyne Biden uu tacsi tiiraanyo leh u diray Dadkii rayidka ahaa ee aan waxba galabsan ee ku dhintay weerarkii Isbitaalka Qasa,isaga oo inta dhaawaca ah u rajeeyey Caafimaad deg-deg ah.

    Madaxweyaha,ayaa sii wadaya in uu si dhakhso ah Madaxdan si fool ka fool ah ula tashto,ulana xiriiro maalmaha soo socda.”

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.