Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni iyo Safiirka Hindiya oo kulmay
    Somalia

    Madaxweyne Deni iyo Safiirka Hindiya oo kulmay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nairobi,Idil News,Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Caasimadda Dalka Kenya ee Nairobi kulan kula qaatay Safiirka dalka Hindiya ee Soomaliya, Ambassador Rahul Chabbra.
    Kulanka oo ahaa mid muhiimaddiisu sareysey, ayna labada dhinac si weyn u soo dhoweeyeen ayaa waxaa looga wadahadlay arrimaha ganacsiga, maalgashiga, waxbarashada, caafimaadka, iyo tababaradashaqaalaha rayid ka ah ee Puntland.


    Ambassador Rahul Chabbra ayaa tilmaamay inuu aad ugu faraxsan yahay kulankan muhiim ka ah, waxaana uu Dowladda Puntland ku amaanay kaallinta ay ka qaadatay amniga iyo xasiloonida Soomaaliya, iyo ladagaalanka Burcad Baddeeda. Safiirka ayaa balan qaaday in Puntland ay dhinacyo badan iska kaashan doonaan si xiriirka labada dhinac uu u noqon lahaa mid waxbadan oo faa’iido leh soo kor dhiya.


    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Dalka Kenya oo uu halkaasi kulamo kala duwan oo heer caalmi ah kula qaadanayey beesha caalamka ayaa aad u soo dhaweeyey dhankiisa kulanka waxaana uu xusay in Puntland ay diyaar u tahay ka shaqaynta kor u kaca xiriirka soo jireenka ah ee Puntland iyo Hindia.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.