Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni iyo Safiirka Mareykanka oo ku kulmay Boosaaso
    Somalia

    Madaxweyne Deni iyo Safiirka Mareykanka oo ku kulmay Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020Updated:January 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa goor-dhaweyd kulan kula yeeshay garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Ambassador Donald Yamamoto iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo.

    Madaxweyne Deni ayaa kulanka waxaa ku wehlinayay Agaasimaha Ciidanka PSF-ta Puntland oo uu taageero Mareykanka iyo saraakiil kale, oo ka tirsan Hay’adaha ammaanka iyo Masuuliyiin kamid ah Xukuumadiisa.

    Kulanka Madaxweyne Deni iyo Danjire Donald Yamamoto ayaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin Amniga, Siyaasadda, Doorashooyinka Soomaaliya ee 2020/2021, Dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, Khilaafka Puntland iyo DFS iyo xoojinta xiriir Puntland iyo Mareykanka, sida ay Idil News u xaqiijiyeen ilo-wareedyo rasmi ah.

    Waa markii labaad ee Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Ambassador Donald Yamamoto, uu yimaado Magaalada Boosaaso, isagoona horey u yimid 31, bishii Maarso ee sanadkii tagay 2019, xilligaas oo kulan looga hadlayo xaalada Soomaaliya ay wada yeesheen Madaxweyne Deni.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.