Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay tahay calaamadaha kalitalisnimada Ee Deni leeyahay?
    Somalia

    Maxay tahay calaamadaha kalitalisnimada Ee Deni leeyahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 31, 2023Updated:October 31, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni waa kaligii Taliye,taasi dood kuma jirto oo waa udhamaystiran yihiin Calaamadihii….

    1.Deni Qofna xiriir lama leh.
    2.Deni Qofna Sxb rasmi ah lama aha.
    3.Deni Qofna ma dhagaysto.
    4.Deni Qofna ma tixgeliyo.
    5.Deni Qofna wax kama badali karo.

    Kaligii Taliye laguma aqoon reer Puntland in uu kasoo baxo,waase la hayaa haatan.

    Khatarta ugu weyn,waa Kaligii Taliye reer PL ah dhibka uu ka hayn doono PL iyo guud ahaan Somaliya.

    Muhiimadu,waa in reer PL fahmaan in aysan ku dayan oo la goos goosan,sababtoo ah waa tagi doonaa ee yuusan tagin,iyadoo la burburay.

    5-Sano kadib PL oo qurxoon halaga dhaxlo,haduu isku dhejiyo Kursiga ee yaan lala ficil tamin.

    Xasilooni,midnimo,indheer garadnimo iyo dulqaad Kaligii Taliye Deni halagu maareeyo xaalkiisa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.