Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo aan weli xal uhelin shaqaaqada ka dhalatay Guryaha la duminayo Ee Bosaso
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo aan weli xal uhelin shaqaaqada ka dhalatay Guryaha la duminayo Ee Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2023Updated:February 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni fariin Sadex Qodob xanbaarsan,ayuu udiray Beesha Bah-gareen oo kala ah…

    1.In uu qaatay Odaygii Xabada lagu dhuftay xaqiisii.

    2.In ay Ciidanka ka saaraan Xaafada.

    3.In uu dhisayo Gudi arinkan dhameeya.

    Beesha Bah-gareen waxay kaga soo jawaabeen fariinta Madaxweyne Deni Sadex Qodob oo kala ah…

    1.In Talyaha Qaybta Booliska xilka laga qaado oo la xiro.

    2.Ciidanka Xaafada ku jira in aysan saarayn oo ay yihiin Bulshadii Deegaanka oo is abaabushay.

    3.In aysan diyaar u ahayn xiligan Gudi dhex-dhexaadin ah.

    Isku soo wada duuboo Madaxweyne Deni weli waa ku guulaysan la’a yahay qancinta Beesha Bah-gareen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.