Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo aqbalay waxgarad dhex-dhexaadin ka dhex bilaabay Dowlada iyo Aaran-shaydaan
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo aqbalay waxgarad dhex-dhexaadin ka dhex bilaabay Dowlada iyo Aaran-shaydaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023Updated:February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    10-Oday oo reer Nugaaleed ah,ayaa is xilqaamay,waxayna utageen Xalay Aaran-shaydaan iyo kuwa la socda,way xakameeyeen oo waa lasoo ballameen.

    Kadib waxay la xiriireen Madaxweynaha isaguna waa aqbalay dadaalkooda.

    Waxgaradkaas waxay Deni ugudbiyeen Shuruud ay Aaran ku xireen wada xaajood laysku soo hor fariisto oo ahayd in la hakiyo tababarka Shaqaalaha Diiwaangelinta Gobolka Nugaal,taasoo Madaxweynuhu aqbalay.

    Saakay Laba Gudi oo Labada dhinac ah ayay Waxgaradku Qado iskugu ballamiyeen,kuwaasoo kala ah..

    Dowlada”

    1.Wasiirka Arimaha Gudaha.
    2.Wasiirka Qorshaynta.
    3.Duqa Magaalada.
    4.Talyaha Booliska.

    Aaran iyo Dadkooda”

    1.Maxamuud Shido.
    2.Xasan Shire.
    3.Maxamed Faroole.
    4.Cabdi Yare.

    Dadaalkaas waxgaradka ee muujiyay in aan leenahay Caqli nakala badbaadin kara in uu guulaysto,ayaan urajaynayaa….

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.