Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo Bulshada Bender-beyla kulan la qaatay
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo Bulshada Bender-beyla kulan la qaatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Banderbayla: 18 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa fagaare Kula hadlay qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Banderbayla oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyay Madaxweynaha iyo Wafdigiisa.

    Madaxweynaha ayaa Bulshada uga mahadceliyey soo dhoweynta, wuxuuna dhegaystay baahiyaha kajira deegaanka oo ay ugu horeyso Wadada Banderbeyla, wuxuu Madaxweynuhu la wadaagay in muhiimad gaar ah Dowladdu siinayso Wadada Sidii dhakhso ugu dhismi lahayd si mustaqbalka ay Degmadu u hesho horumar, maalgashi iyo dalxiis wanaagsan.

    Bulshada deegaanka ayaa cod dheer ku taageeray hannaanka Dimuqraadiyadda Puntland, iyagoo muujiyey sida ay u garab taaganyihiin Urur Siyaasadeedka KAAH ee uu Guddoomiyaha ka yahay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.

    DHAMMAAD

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.