Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Madaxweyne Deni oo cadeeyay in 8-da Janaayo ay qabsoomayso doorashada Madaxweynaha PL
    Somalia

    Video:-Madaxweyne Deni oo cadeeyay in 8-da Janaayo ay qabsoomayso doorashada Madaxweynaha PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 1, 2023Updated:August 2, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Dowladda aan masuulka ka ahay khaasatan golaha Xukuumadda iyo anigaba, waxaan dadka reer Puntland u sheegaya oo cod dheer ugu sheegayaa Dowladdaan aan Madaxda ka ahay, waxay diyaar u tahay inay Doorashada xiligeedi ku qabato 8-da Janaayo 2024”.Ayuu yiri M.Deni.

    Lix Qodob,ayaa ugu muhiimsanaa khudbada Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Deni,kuwaasoo kala ah…

    1. Doorashadu waa in ay ku qabsoonto wakhtigeeda.

    2. In aan la rabin muddo kordhin.

    3. Diyaar u noqosho doorashada iyo adeegga Dadweynaha.

    4. Waxaa la qorsheynayaa in 8-da Janaayo la qabto doorashada iyadoo lagu saleynayo Xisbiyo Siyaasadeed .

    5. Ballanqaadka xil wareejinta si sharaf leh oo wakhtigeeda ku habboon haddii laga guulaysto.

    6. In reer SSC lagu ammaano midnimada iyo Aayo ka talintooda.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.