Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo Colaad iyo Nabad mid udhaqaajin waayay PL
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo Colaad iyo Nabad mid udhaqaajin waayay PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxuu ku dhawaaqay Wada xaajood in uu diyaar u yahay,hadana hawlihiisa,ayuu sii watay.

    Shalay Ciidan xoojin ah,ayuu soo geliyay Magaalada,waxaa ka hor baxay imaatinkooda xog sheegaysa in ay weerarayaan kuwa Aaran-jaan,waana sababta keentay in jawiga Magaaladu kaco.

    Islaan Ciise,waxuu ku yiri..”Anigu Magaalada Ciidan masoo gelin ee Nimanka soo geliyay haka saaraan”.

    Wasiiro Dowladiisa ah,ayaa Shalay ku qabsaday talada oo soo istaagay,wada hadalka aan fursad siino,wuuna dhibsaday.

    Warar baa sheegaya in uu Carro la dhacay oo Wasiiradii Shalay ku warceliyay uu raadinayo kuwii uu ku badali lahaa.

    Haduu awood isticmaalayo,waa muquunin karaa Aaran-jaan,khasaare kadib,waxaana haboon in uu hada ku dhaqaaqo,hadiise uu wada xaajood aadayo,waxaa haboon in uu Wadanka dajiyo oo gorgortamo.

    Wax walba isagay ku xiran yihiin oo Nabad iyo Colaad mid in uu qaato looga fadhiyaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.