Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo Gool Siyaasadeed laga dhaliyay Saakay
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo Gool Siyaasadeed laga dhaliyay Saakay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Way dhabowday xogtii sheegaysay in Gudiga Baarlamaan ee loo xilsaaray soo diyaarinta Xeerka Doorashada ay Gacanta ku hayaan Mucaaradku.

    11-kii Xildhibaan iyo Gudoomiyahoodii loo xil saaray Xeerarkaas,haday isku raaceen go’aanka ay soo saareen,waa fulay qorshihii Mucaaradka.

    Deni fursadaha uu haystay,waxaa ka mid ahayd Dowlada umidaysnayd oo aan culays ka haysan gudaheeda.

    Hadiise saakay Baarlamaankii laga dhexgalay,waxaa soo gaaray dhaawac weyn xilli xun.

    Mucaaradku haday fahmeen ciyaarta oo intay Qoriga la qarqarayaan,waxay ahayd in ay Ciyaarahan oo kale Ciyaaraan.

    Saadiq Saakay Deni meel uusan filayn,ayuu uga soo baxay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.