Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo Guulo waa weyn kasoo gaaray Socdaalkiisii Bisha qaatay
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo Guulo waa weyn kasoo gaaray Socdaalkiisii Bisha qaatay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxuu soo gaaray Nayrobi kadib mudo Bil ah oo uu ku maqnaa Wadamada Carabta.

    Durba,waxuu Nayrobi kula kulmay Wakiilada Beeaha Caalamka oo ay hogaaminayso Wakiilka QM.

    Arimaha ay kawada hadleen,waxaa ugu waa weynaa…..

    1.Taageerida Dimuqraadiyada Puntland.
    2.Gurmadka Bini’aadantinnimo ee LC.
    3.Dowlad dhiska Somaliya.

    Dhanka kale Madaxweyne Deni,waxuu kasoo gaaray Guulo waa weyn socdaalkiisii Carabta….

    B.Dhismaha Wadada Ceel-daahir-Ceeri-gaabo oo Daamuurkii Laamiga loosoo helay.

    T.Dhismaha Wadada Garacad-Goldogob oo loosoo helay Shirkad dhisaysa oo Saami ku qaadanaysa maalgashigeeda.

    J.Mushahaarka,tababarka iyo Qalabaynta Ciidamada Daraawiishta PL oo garab loo helay.

    X.Kabida Miisaaniyada Dowlada oo garab loo helay.

    Dowladnimada Puntland iyi mida Qaran ee Guud guul baan urajaynayaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.