Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo jeediyay khudbadii lawada sugayay Ee masiiriga ahayd
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo jeediyay khudbadii lawada sugayay Ee masiiriga ahayd

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 13, 2023Updated:October 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan ku amrayaa hay’adaha Dowlada in ay udiyaar garoobaan qabashada Doorasho Qof iyo Codah “Ayuu yiri MW.Deni.

    ‘Waxaan ugu baaqayaa kuwa qaylinaya in ay ku kala biiraan Xisbiyada oo waliba KAAH waa ufuran yahay”Ayuu yiri MW.Deni.

    “Sool in ay tahay Puntland ilaa Bulshada Gobolkaas ay Aayahaooda ka tashanayaan oo meel iskugu raacayaan oo ay xaq uleeyihiin dhamaan xuquuqaha Muwaadinka reer Puntland ku leeyahay DDowlad”Ayuu sheegay MW.Deni.

    Haba yaraatee wax tanaasul ah ma muujin,Ma laba labayn,waana cadaystay rabitaankiisa Wadada uu umarayo.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.