Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ka qeyb-galay Aaska dadkii ku dhintay Daadadkii Qardho
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ka qeyb-galay Aaska dadkii ku dhintay Daadadkii Qardho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa gaaray Degmada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar, si uu ula qeybsado Bulshada Qardho xaaladda ay ku suganyihiin, u dhiirigeliyo Gurmadka socda.

    Madaxweyne Deni ayaa hada wada kormeero uu ku indha indhaynayo khasaaraha iyo saameynta Roobka Biyaha watay, waxaana uu dadka ka dhegaystay warbixin ku aadan xaaladooda, isagoona sheegay in gurmad buuxa ay Dowladdu soo gaarsiinayso goor-dhiow magaalada Qardho.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa ka qeybgalay Aaska dadkii ku geeriyooday daadkii xalay kusoo rogmaday magaaladda Qardho, kuwaas oo gaaraya 6, kuwaas oo kala ah 3 Carruur, 1 Dumar ah iyo 2 Rag ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.