Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ku adkaystay qabashada Doorasho Qof iyo Cod ah
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ku adkaystay qabashada Doorasho Qof iyo Cod ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhamaan fariimihii soo gaaray ee ay ugu danbaysay tii BC ee haa in uu wada xaajood wax ku dhameeyo,waa iska dhaga tiray.

    Gudi Ganacsato iyo Culumo ah,ayaa la filayaa in ay Kenya ka yimaadaan,kuwaasoo iyaguna wada fariin wada hadal.

    Dhaqdhaqaaqii koobnaa ee uu sameeyay Maalmihii lasoo dhaafay Madaxweyne Deni waxuu iska ahaa marin habaabin iyo maaweelo.

    Qorshihiisii Doorasho Qof iyo Cod ah,ayuu aadayaa.

    Xeerarkii Doorashada,waxaa la ansixinayaa 3-berri kadib,isla markaana 17-ka Xildhibaan ee Sool doorashadooda xal bay ka gaarayaan isaga iyo Karaash.

    Qorshaha ay Dowladu udajisatay qabashada Doorashada,waa…

    1.Garowe in la go’doomiyo,Aadna loo yareeyo khasaaraha ka dhalan kara,balse lagu diriro.

    2.Bosaso baqdinta ay ka qabto Dowladu in ay wax ka dhici karaan aad bay uhoosaysaa.

    3.Halka 35-ta Degmo ee kale aysan wax walwal ah ku hayn ku qabashadooda Doorashada.

    Dhanka Mucaaradku,waa diyaar garoobayaan,waxayna isku dayayaan in ay Garowe ku qabtaan Doorasho Madaxweyne iyo ku xigeen,isla markaana magacaabaan Gudi khilaafaad oo soo xula Xildhibaanada.

    Labada Bilood ee soo socota PL waxay mari doontaa Imtixaan adag.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.