Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ku digtay Xasan iyo Madaxda DG
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ku digtay Xasan iyo Madaxda DG

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Soo raaca Dimuqraadiyada oo ka hirgaliya Doorasho Dhulka aad masuulka ka tihiin,ayuu Madaxweyne Deni usheegay Madaxda kale ee Somalida.

    Fariintan waxay taabanaysaa Shirka loogu yeeray Madasha Qaran ee Muqdisho ka socda kaasoo macno tiray Shirweynayaashii looga xaajoon jiray Danaha Ummadda.

    Xaqiiqdii Madaxweyne Deni waa ku digtay oo ku tiiq-tiiqsaday Madaxda Somalida kale iyo BC,waxuuna muujiyay in ay PL ka weyn tahay Maamul loo yeeriyo danihiisa loona tilmaamo jihada ay tahay in uu Aado.

    Si gaar ah Xasan Shiikh oo sheegay in PL ku burburayso 24-Maalmood gudahood,daadifeeyayna Doorashada Golayaasha ayay u tahay jawaab celin halkeedii la dhigay.

    “PL waa nidaam si haboon udhismay oo 25-jirsaday”Sidaa waxaa yiri Maraykanka.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Jibril Qoobey.

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.