Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ku wareejinaya Marin Biyoodka Raas-casayr Dowlada Imaaraadka
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ku wareejinaya Marin Biyoodka Raas-casayr Dowlada Imaaraadka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 14, 2023Updated:February 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo heshiis qarsoodiya ugu wareejinaya Marin Biyoodka Raascasayr ee Gardafuu Dowlada Imaarasdka Carabta .

    Deni,waxuu qaadanayaa Diyaarad gaar ah oo ku marayo Deegaan Xeebeedyada kala ah..

    1.Xaafuun
    2.Hurdiya
    3.Caluula

    Waxaa dhulka maray Ciidamadiisii ilaalada gaarka ahayd.

    Maanta oo Arbaca ah,ayaa la filayaa in uu gaaro Deegamadaas uu ku raadgadanayo,balse ujeedkiisa ugu weyn ee tagidiisa Deegamaada Xeebaha uu yahay Dhagax-dhiga Saldhig Melleteri oo Imaaraadka laga siinayo halkaas.

    Raas-caseyr oo ku yaal Gardafuu oo ah marin Biyood muhiim ah,ayaa lagu wareejinayaa Imaaraadka.

    Saldhigaas,ayaa ku kacaya Sanadkii 57-Milyan oo dolar,iyadoo Saxiixiisana lagu kala qaadanayo 7-Milyan oo dolar,sida wararku sheegayaan.

    Imaaraadka,ayaa horay ugu lahaa Saldhig Badeed Jasiirada Suqadara,waxayna noqonaysaa fariisin Labaad oo muhiim ah hadii Gacantiisa ay soo gasho Raas Gardafuu oo ah marin Biyood aad muhiim u ah,iyadoo Imaaraadku maamuli doono dhamaan Khadadka Maraakiibta mara Baddaas.

    Madaxweyne Deni,ayaa qaatay Mashruucan sidii kuwii ka horeeyay ee Garoonka,Dekeda iyo Garoonka Kubada Cagta Bosaso.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.