Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni Oo maalinkii 17-aad dalka ka maqan
    Somalia

    Madaxweyne Deni Oo maalinkii 17-aad dalka ka maqan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maalinkii 17-aad,ayuu Madaxweyne Deni ka maqan yahay dalka.

    Taageerayaashiisa iyo shaqaalaha Madaxtooyada,ayaa ilaa shalay faafinayay war sheegaya in uu maanta oo Axad ah kasoo degi doono Bosaso.

    Madaxweyne Deni qaliin looga sameeyay Xangulaha ku galay,ayuu ku galay dalka Kuwayd maalmo ka hor.

    Horay waxuu balan ugu lahaa dalka Jarmalka,balse dib,ayaa loo dhigay oo waxaa laga doorbiday Kuwayd oo sheegtay in boqolkiiba Lixdan ay ku guulaysan karaan Qaliinka.

    Halka Dhakhaatiirta Jarmalku sheegeen in uu noqon doono Qaliinki Konton-Konton ah.

    Madaxweynuhu waxuu la tacaalayaa xanuuno isbiirsaday oo ka haysta Dhabarka,Dhiigkar iyo neefsashada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.